Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Helsinki Ee Xarunta Dalka Finland.
May 28, 2023 - Written by qoriadmin
Helsinki-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylic Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Helsinki Ee Xarunta Dalkaasi Finland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com