Bulshada Reer Somaliland Oo Isweydiinaysa Waxa Ka Dhaxeeya Habartan Faadumo Ibraahin Iyo Horyaal24 Tv, Habartaas Oo Qaranka Somaliland Dhibane U Yahay.
August 5, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Bulshada Reer Somaliland Ayaa Isweydiinaysa Waxa Ka Dhaxeeya Habartan Faadumo Ibraahin Iyo Horyaal24 Tv, Habartaas Iyo Kuwa La Midka Ah Oo Uu Qaranka Somaliland Dhibane U Yahay, Ayaa Waxaa Loo Baahan Yahay In Tallaabo Deg Deg Ah Laga Qaado Habartaas Qaylada Badan Iyo Kuwa Wax Magaratada Ah Ee Maalin Walba Ka Soo Hadlinaya….War Hoy Habarta Ha La Aamusiiyo, Inta Aanay Lug Kale Fidsan……”Annagaa Wax Aragnay”!!!, Aaway Qolyihii Xumaan Reebistu?.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com