Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
August 18, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer, Halkaas Oo La Filaayo In Uu Dhawaan Ka Furmo Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com