Maamulka Iyo Macallimiinta Machadka Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Oo Munaasibad Sagootin Ah U Sameeyey Dhakhaatiir Bararay Culuunta Caafimaadka Ee Ilkaha.
August 18, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Iyo Macallimiinta Machadka Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Munaasibad Sagootin Ah U Sameeyey Dhakhaatiir Bararay Culuunta Caafimaadka Ee Ilkaha, Munaasibaddaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Kan Degmada Burco.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com