Dimuquraadiyadda Kuma Jirto Waa Markaygii Ee Ha Laydhiibo, Ma Jirto, Maaha Baas-Geelad Yar Oo Ay Ciyaalku Kaxaysanayaan, Madaxweyne Biixi’.
August 20, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Dimuquraadiyadda Kuma Jirto Waa Markaygii Ee Ha Laydhiibo, Ma Jirto, Maaha Baas-Geelad Yar Oo Ay Ciyaalku Kaxaysanayaan Iyo Haddii La I Dooran Waayo Qori Baan Qaadanayaa, Ma Jirto, Adeer Socon Mayso, Taas Rag Hore Ayaa Ku Lugo’ay, Waxa Aynu Geleynaa Doorashadii Ururada” Sidaas Mdaxweyne Muuse Biixi”.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com