Halkan Ka Daawo Munaasibadda Qalin-Jebinta Ardayda Dhammaysatay Jaamacadda Magaalada Burco, Kuwaas Oo Ay Tiradoodu Dhammayd 576 Arday.
August 20, 2023 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaasibad Bilan Oo Loo Qabtay 576 Arday Oo Maanta Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda Magaalada Burco, Kuwaas Oo Ka Qalin-Jebiyey Kulliyaddaha Kala Duwan Ee Jaamacaddaasi University Of Burao (UB).
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com