Halkan Toos Uga Daawo Shirkii 8aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Saaka Ka Furmay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
August 20, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Shirkii 8aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Saaka Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Shirkaas Oo Lagu Dooran Doono Hoggaanka Sare Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Kulmiye.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com