Militeriga Somaliland Oo Maanta Cagta Mariyey Kooxihii Huwanta Iyo Maleeshiyaadkii Maamul-Goboleedka Pintland, Kuwaas Oo Saaka Weerar Jihooyin Badana Ku Soo Qaaday Ciidanka Somaliland.
August 22, 2023 - Written by qoriadmin
Laascaanood-(QorilugudNews24)-Militeriga Somaliland Ayaa Maanta Cagta Mariyey Kooxihii Huwanta Iyo Maleeshiyaadkii Maamul-Goboleedka Puntland, Kuwaas Oo Saaka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Jihooyin Badana Ku Soo Qaaday Fadhiisimada Ciidanka Somaliland Ee Magaalada Laascaanood.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com