Shirkii 8aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Burco, Kaas Oo Laguna Doortay Hoggaanka Cusub Ee Xisbigaasi.
August 22, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Shirkii 8aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Burco Ee Xarta Goblka Togdheer, Kaas Oo Laguna Doortay Hoggaanka Cusub Ee Xisbigaasi.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com