Halkan Ka Daawo Dhallinyarada Gobolka Togdheer Oo Maanta Kulan Warbaahinaad Ku Qabtay Magaalada Burco Ayaa Taagero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Ciidanka Qaranka Somaliland.
August 27, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Dhallinyarada Gobolka Togdheer Oo Maanta Kulan Warbaahinaad Ku Qabtay Magaalada Burco Ayaa Taagero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Ciidanka Qaranka Somaliland, Sheegayna In Ay Qoriga Qaadanayaan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com