qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddida Beelaha Habar-Jeclo Oo Soo Saartay Qodobo Ay U Arkeen In Ay Xal U Noqon Karaan Muranada Siyaasaddeed Ee Dalka Ka Jira.
August 27, 2023 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Beelaha Habar-Jeclo Ee Isu Xilqaantay Xal U Helista Khilaafka Siyaasaddeed Ee Dalka Ka Jira Ayaa Soo Saartay Qodobo Ay U Arkeen In Ay Xal U Noqon Karaan Muranadaasi Siyaasaddeed Ee La Isku Hayo, Kuwaas Oo Ay U Soo Jeediyeen Cid Kasta Oo Ay Khuseeyaanba In Ay Duuduub Ku Liqdo Qodobadaasi, Si Looga Gudbo Muranadaasi Madhaleyska Ah Ee Dalka Ragaadiyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News