qorilugudnews24.com
Habar-Jeclo Waa Indhaha Iyo Dhaayaha Isaaq, Ninka Doonaya In Uu Habar-Jeclo Si Gaar Ah Dadka Kale Ugala Dhex-Baxo Halkaanu Idin Ku Soo Gaadhno Ayaanu Idin Ku Dili,”Xisbiga Waddani”.
August 28, 2023 - Written by qoriadmin

Habarjeclo Waa Indhaha Isaaq, Faraadkana Dagaa Baa Ina Dhaxeeya Ayaan Leeyahay"Xisbiga Waddani - YouTube

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Waddani Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal-Carruureedkii Shalay Ka Soo Yeedhay Garaad Jaaamac Garaad Ismaaciil Niicle Iyo Cabdirisaaq Daw-Dawdar, Kuwaas Oo Loogu Baaqay In Ay U Diyaar-Garoobaan Wax La Mid Ah Wixii Ay Sameeyeen, Belo Iyo Xirsi Colow.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News