qorilugudnews24.com
Marwo Hani Warsame Sulub Oo Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Jawaab Adag Siisay Guddoomiyaha Ururka Ogaal Marwo Hooda Cabdi Muuse.
August 28, 2023 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Marwo Hani Warsame Sulub Oo Ka Mid Ah Masuuliyiinta Sar-Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Jawaab Adag Siisay Guddoomiyaha Ururka Ogaal, Marwo Hooda Cabdi Muuse, Taas Oo Dhaliilo Madhaleys Ah Kula Dul Kuftay Salaadiiinta Dhaqanka Iyo Guddida Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo, Kuwaas Oo Isu Xil-Qaamay Xal U Helista Muranada Siyaasadddeed Ee Dalka Ka Jira, Qodobona Ka Soo Saaray.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News