Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ka Qayb-Galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 22aad Ee Ka Baxda Jaamacadda Camuud.
September 3, 2023 - Written by qoriadmin

BOORAMA-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 22aad Ee Ka Baxda Jaamacadda Camuud University Ee Magaalada Boorama.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com