qorilugudnews24.com
Xiisad Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid Ee Gobolkaasi Togdheer Iyo Waxa Ay Salka Ku Hayso.
September 18, 2023 - Written by qoriadmin

Deegaanka Cali Saahid Ee Togdheer Oo Lagu Soo Afjaray Khilaaf U Dhaxeeyey  Laba Beelood Oo Wada Dega. - YouTube

Burco-(QorilugudNews24)-Xiisad Ayaa Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid Ee Gobolkaasi Togdheer, Taas Oo La Sheegay In Ay Salka Ku Hayso Arrimo Deegaan Iyo Dhul-Daaqsimeed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News