Kooxo Budh-Cad Ah Oo Maanta Baabuur Ka Dhacay Gudaha Magaalada Burco Iyo Ciidamadii Ammaanka Oo Ku Fashilmay In Ay Ka Hortagaan Budh-Caddaasi.
September 19, 2023 - Written by qoriadmin
BURCO-(QorilugudNews24)-Kooxo Budh-Cad Ah Ayaa Maanta Baabuur Ka Dhacay Gudaha Magaalada Burco, Gaadhigaas Oo Ay Lahayd Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Burco, Waxaanay Bulshada Reer Burco Isweydiinayaan Halka Ay Ku Maqnaayeen Ciidamadii Amniga Ee Magaalada Burco Iyo Kuwii Gobolka Togdheerba, Arrintaas Oo Daboolka Ka Qaaday Sida Uu U Dayacan Yahay Ammaankii Guud Ee Gobolka Togdheer Iyo Kii Magaalada Burcoba.