Madax-Dhaqameedka Galbeedka Caayi Maayo, Laakiin Dus-Duskaa Ku Badan, Kuwa Barigu Waa Dad Ehelu-Diin Ah Oo Ehelu-Sharaf Ah Oo Qawl Leh, ”Siyaasi Cabdi Cali”.
September 19, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Cabdi Cali Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Madax-Dhaqameedka Galbeedka Somaliland Aan La Aamini Karin Oo Dus-Dusku Ku Badan Yahay Laakiin Kuwa Bariga Somaliland Ay Yihiin Dad Ehelu-Diin Ah Oo Ehelu-Sharaf Ah Oo Qawl Leh, Isla Markaana Uu Iyaga Dhaqankii Ku Hadhay Oo La Aamini Karo.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com