Halkan Ka Daawo Heestii Ha Soo Jabin Iyo Codkii Fannaanadda Caanka Ah Ee Sahra Axmed (Sahra Ileys).
September 22, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii ‘‘Ha Soo Jabin” Iyo Codkii Fannaanadda Caanka Ah Ee Sahra Axmed Cabdallaahi (Sahra Ileys), Waana Hees Ka Mid Ah Heesaheeda Loogu Jecel Yahay.