Wasiirka Wasaaradda Beeraha Ee Somaliland Oo Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibadda Xuska Maalinta Cuntada Adduunka, Taas Oo Lagu Qabtay Hotel Maansoor Ee Magaalada Berbera.
October 16, 2023 - Written by qoriadmin
Berbera-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Ee Somaliland Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibadda Xuska Maalinta Cuntada Adduunka, Taas Oo Lagu Qabtay Hotel Maansoor Ee Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com