Dufcaddii Ugu Horeysey Oo Maanta Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda Abaarso Tech University Faraceeda Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.
October 18, 2023 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Dufcaddii Ugu Horeysey Ayaa Maanta Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda Abaarso Tech University, Gaar Ahaan Faraceeda Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolkaasi Sanaag.





Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com