Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Kormeer-Shaqo Ku Tegey Degmada Qorilugud Ee Hawdka Gobolkaasi Togdheer, Isla Markaana Gaadhsiiyey Agab-Caafimaad
October 18, 2023 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Maxamed Cabdillaahi Ibraahin (Nafaqo) Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Kormeer-Shaqo Ku Tegey Degmada Qorilugud Ee Hawdka Gobolkaasi Togdheer, Isla Markaana Gaadhsiiyey Agab Caafimaad Iyo Dawooyin.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com