qorilugudnews24.com
Urur Ka Shaqayn Doona Arrimaha Samo-Falka Oo Lagaga Dhawaaqay Bariga Magaalada London Ee Dalkaasi Ingiriiska.
October 18, 2023 - Written by qoriadmin

Urrur ka shaqayndoona arrimaha samo-falka ayaa lagaga dhawaaqay dalka  Ingiriiska - YouTube

London-(QorilugudNews24)-Urur Ka Shaqayn Doona Arrimaha Samo-Falka Ayaa Lagaga Dhawaaqay Bariga Magaalada London Ee Dalkaasi Ingiriisk, Ururkaasi Oo La Magac-Baxay Saaxiibada Somaliland (Friends Of Somaliland).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News