qorilugudnews24.com
Hay’adda Sirdoonka Ee Somaliland (NIA) Oo Keensatay Cutubyo Isugu Jira Ey Iyo Ciidan Si Gaar Ah U Tababaran, Kuwaas Oo Lagu Soo Tababaray Dalkaasi Maraykanka.
October 28, 2023 - Written by qoriadmin

Ciidanka Sirdoonka Somaliland Oo Ey Iyo Ciidan Si Gar Ah U Tababaran Keenay - YouTube

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hay’adda Sirdoonka Ee Somaliland (National Intelligence Agency), Magaceedana Loo Soo Gaabiyo (NIA) Ayaa Dalka Keensatay Cutubyo Isugu Jira Ey Iyo Ciidan Si Gaar Ah U Tababaran, Kuwaas Oo Lagu Soo Tababaray Dalkaasi Maraykanka, Hay’addaas Oo Isbedel Weyn Lagu Sameeyey Tan Iyo Intii Loo Magacaabay Taliyaha Cusub.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News