Halkan Ka Daawo Siyaasi Cismaan Ku-Jare Oo Jiingada Kala Degey Garaad Baqasha Iyo Beesha Gudabiirsi.
November 2, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasiga Weyn Ee Cismaan Axmed Maxamed (Cismaan Ku-Jare) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Jiingada Kala Degey Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil (Baqasha) Iyo Beesha Gudabiirsi, Wuxuuna Sheegay In Aanay Beesha Gudabiirsi Ka Maqnayn Wax Aan Belaayo Ahayn, Taas Oo Ay Hadda U Yeedh-Yeedhanayaan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com