Hay’adda Sirdoonka Ee Somaliland National Intelligence Agency Ee Magaceeda Loo Soo Gaabiyo (SIA) Oo Gacanta Ku Dhigtay 17 Qof, Kuwaas Oo Looga Shakisan Yahay Hawlo Argagixisinimo.
November 2, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hay’adda Sirdoonka Ee Somaliland National Intelligence Agency Ee Magaceeda Loo Soo Gaabiyo (SIA) Ayaa Gacanta Ku Dhigtay 17 Qof, Kuwaas Oo Looga Shakisan Yahay In Ay Cagaha Kula Jiraan Hawlo Argagixisinimo, Iyada Oo Hadda Lagu Hayo Baadhitaano Sal-Ballaadhan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com