qorilugudnews24.com
Qorshe Magaaleedka Deegaanka Ina Af-Madoobe Ee Degmada Qoryaale Oo Si Rasmi Ah Loo Bilaabay.
November 3, 2023 - Written by qoriadmin

Maamulka Degmada Qoryaale Oo Wado banayn ka bilaabay deeganka Magaalo yar.  - YouTube

Burco-(QorilugudNews24)-Dawladda Hoose Ee Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer Ayaa Si Rasmi Ah U Bilawday Qorshe Magaaleedka Deegaanka Ina Af-Madoobe, Kaas Oo Nashqadaynaayo Qaabka Ay Magaaladaasi U Eekaan Doonto Mustaqbalka Dhow Iyo Kan Fogba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News