Duqa Degmada Gar’Adag Ee Gobolka Sanaag Oo Fariin U Diray Wadayaasha Gaadiidleyda U Kala Gooshta Gobollada Dalka.
November 4, 2023 - Written by qoriadmin

Gar’Adag-(QorilugudNews24)-Duqa Degmada Gar’Adag Ee Gobolka Sanaag Md. Saleebaan Cabdillaahi Ayaa Fariin Digniin Ah U Diray Wadayaasha Gaadiidleyda, Kuwaas Oo U Kala Gooshta Gobollada Dalka Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com