qorilugudnews24.com
Ciidamada Duufaanta Ee Deegaanka Buqdharkeyn Oo Hub Culus Ka Furtay Huwanta Bariga Magaalada Laascaanood, Kadib Markii Dhawaan La Isku Fara- Saaray Deegaanadasi.
November 13, 2023 - Written by qoriadmin

Libaaxyada Habarjeclo oo Hub Ka Furtay Huwanta Laascaanood - YouTube

Caynaba-(QorilugudNews24)-Ciidamada Duufaanta Ee Deegaanka Buqdharkeyn Ayaa Hub Culus Ka Furtay Huwanta Bariga Magaalada Laascaanood, Kadib Markii Dhawaan La Isku Fara- Saaray Deegaanadaasi Buq-Dharkayn Iyo Yeyle Ee Gobolkaasi Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News