Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hay’adda Sirdoonka Somaliland (Somaliland National Intelligence Agency) Magaceedana Loo Soo Gaabiyo (NIA) Ayaa Ku Guuleysatey In Ay Gacanta Ku Dhigto 18 Gaadhi, Kuwaas Oo Ku Lug Yeeshay Falal Qorshaysan Oo Lidi Ku Ah Ammaanka Iyo Xasiloonida Jamhuuriyadda Somaliland, Gawaadhidaas Oo La Sheegay In Ay Isticmaalayeen Taarikooyin Been Abuur Ah.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com