Wejigii Labaad Ee Nabaddaynta Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanada Degmada Ceelafweyn Oo Maanta La Soo Gababagabeeyey.
November 13, 2023 - Written by qoriadmin
Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Wejigii Labaad Ee Nabaddaynta Beelihii Dhawaan Ku Dagaalamay Deegaanada Degmada Ceelafweyn Ee Gobolkaasi Sanaag Ayaa Maanta La Soo Gababagabeeyey Iyo Saraakiisha Ciidamada Somaliland Oo Ballan-Qaaday In La Qaramaynayo Maleeshiyo-Beeleedkii Halkaasi Ku Dagaamay.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com