qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Garaadada Iyo Salaadiinta Beelaha Habae-Jeclo Oo Maanta Booqday Deegaanka Buq-Dharkayn Ee Galbeedka Gobolka Sool.
November 15, 2023 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla 3 henkilöä

Caynaba-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Garaadada Iyo Salaadiinta Beelaha Habae-Jeclo Ayaa Maanta Booqday Deegaanka Buq-Dharkayn Ee Galbeedka Gobolka Sool, Halkaas Oo Ay Dhawaan Weerar Argagixisinimo Ku Soo Qaadeen Huwanta Iyo Kooxaha Xag-Jirka Ah Ee Ku Sugan Bariga Gobolkaasi Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News