qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aas-Qaran Oo Maanta Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Marxuum General Jidhif.
November 16, 2023 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla 1 henkilö

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Qayb-Galay Aas-Qaran Oo Maanta Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Marxuum General Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif), Kaas Oo Hore U Soo Noqday Taliyaha Guud Ee Ciimada Qaranka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News