qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo U Quus-Gooyey Huwanta Bariga Gobolka Sool Iyo Boqor Buurmadow Oo Fashilmay.
November 17, 2023 - Written by qoriadmin

Halkan Ka Daawo Hadalkii Suldaan Siciid Yuusuf Xaaji Ducaale Aaxmed Yare Ee  Huwanta Ka Nixiyey, Guryahoodana Ugu Galay. | Qorilugud News 24

Caynaba-(QorilugudNews24)-Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Axmed-Yare Oo Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelaha Habar-Jeclo Iyo Kuwa Reer Somalilandba Ayaa U Quus-Gooyey Huwanta Bariga Gobolka Sool, Sheegayna In Aanu Mar Dambe Ka Hadli Doonin Wax La Yidhaahdo Nabad, Isla Markaana Uu Dagaalku Yahay Halkiisii, Geesta Kale Waxaa Gebi Ahaanba Fashilmay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, Kadib Markii Baraha Bulshada Lagu Faafiyey Cod Sira Oo Ay Huwantu Ka Duubtay, Ninkaas Oo Ay Hadalkiisa Ka Muuqatey Diciifnimo Iyo Wax Laga Yiq-Yiqsoodo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News