News
-
Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Is Mari-Waaga Siyaasaddeed Ee Dawladda Soomaaliya Iyo Mucaaridka.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qoraal Ay Soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Ayaa Lagu Yidhi “Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Aad Uga Walaacsan Tahay Ficilada Dimuquraaddiyad Iyo Xasilooni La’aan...
Wednesday, April 14, 2021
-
Madaxweyneyaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Boorsadoodii Ka Xidh-Xidhay Magaalada Muqdisho, Kaddib Muddo Bil Ah Oo Ay Halkaasi Ku Sunaayeen.
Muqdisho-(QorilugudNews24)-Waxaa Maanta Ka Dhoofay Magaalada Muqdisho Madaxweyneyaasha Maamul-Goboleedyada Puntland Iyo Jubbaland Md. Saciid Cabdullaahi Deni Iyo Md. Axmed Maxamed Islaam, Kuwaas Oo Todobadyadii Ugu Dambeeye...
Wednesday, April 14, 2021
-
Mudahaarado Rabshado Watey Oo Caawa Gil-Giley Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer, Kuwaas Oo Lagaga Soo Horjeedo Xadhigga General Doolaal.
Burco-(QorilugudNews24)-Mudaharaado Ballaadhan Ayaa Caawa Gil-Giley Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer, Kuwaas Oo Lagaga Soo Horjeedo Xadhiggi Cadaalad-Darrada Ahaa Ee Lagula Kacay General Dool...
Tuesday, April 13, 2021
-
Jinka Ka Dhex Hadlay Abdel Fattah Al-Sisi, Kadib Markii Uu Sheegay In Militeriga Dalka Masar Lagu Jebinayo Dagaal Ay La Galaan Ethiopia, (Xogta Dahsoon).
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Jinka Ka Dhex Hadlay Madaxweyne Abdel Fattah Al-Sisi, Kadib Markii Uu Sheegay In Militeriga Dalka Masar Lagu Jebinayo Dagaal Ay La Galaan Ethiopia, Xuusiyiinta Yemen Oo Sheegay In Ay Weeraray Magaalooyin...
Tuesday, April 13, 2021
-
Saraakiil Sheegay In Ay Ka Soo Goosteen Ciidanka Gorgor Ee Dalkaasi Soomaaliya Oo Maanta Isu Soo Dhiibey Maamulka Puntland.
Gaalkacayo-(QorilugudNews24)-Saraakiil Sheegay In Ay Ka Soo Goosteen Ciidanka Gorgor Ee Dalkaasi Soomaaliya Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gaalkacayo Ee Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland, Ciidankaas Oo Ka Mid Ah...
Tuesday, April 13, 2021
-
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Muddo Laba Sanno Ah U Kordhiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Xukumaddiisa, Sidoo Kalena Anxixiyey In Uu Dalku Aado Doorasho Qof Iyo Cod Ah.
Muqdisho-(QorilugudNews24)-Baarlamaanka Dalka Soomaaliya Oo Maanta Fadhi Yeeshay Ayaa Muddo Laba Sannadood Ah U Kordhiyey Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Iyo Xukumaddiisa, Sidoo Kalena Anxixiyeyna In Uu Dalku Aado Door...
Monday, April 12, 2021
-
Ururka Global Diaspora Forum Oo Ah Madal Ay Ku Midaysan Yihiin Qurba-Joog Ku Kala Filiqsan Daafaha Dunida Oo Taageero U Muujiyey Shirkii Jaraa’id Ee Guddida Beelaha Habar-Jeclo.
Burco-(QorilugudNews24)-Ururka Global Diaspora Forum Oo Ah Madal Ay Ku Midaysan Yihiin Qurba-Joog Ku Kala Filiqsan Daafaha Dunida Ayaa Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Shirkii Jaraa'id Ee Hore Uga Soo Baxay Guddida Guud Bee...
Monday, April 12, 2021
-
Muusow Haddii Aanad Ninkaas Mujaahid Doolaal Iska Sii Deyn, Dayaxu Hortaada Ayuu Iman Doonaa”Siyaasi Cismaan Kujare”.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Abwaan Cismaan Axmed Maxamed Kujare Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Madaweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Si Deg Deg Ah Xoriyadiisa Ugu Soo Celiyo General Doolaal, Haddii Kale Uu Dayaxu Hortiisa Im...
Monday, April 12, 2021
-
Bannaan-Baxyo Waaweyn Oo Maanta Gil-Giley Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Magaalada Burco, Kuwaas Oo Lagaga Soo Horjeedo Xadhigga Xaq-Darrada Ah Ee Lagula Kacay General Doolaal.
Burco-(QorilugudNews24)-Bannaan-Baxyo Waaweyn Ayaa Maanta Gil-Giley Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Kuwaas Oo Lagaga Soo Horjeedo Xadhigga Xaq-Darrada Ah Ee Lagula Kacay General Jaamac Maxamuu...
Monday, April 12, 2021
-
Haween Ka Soo Jeeda Koonfurta Hargeysa Oo Ka Hadlay Xadhigga Marwada Siyaasi Ismaacil Hurre Buubaa, Taas Oo Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Haween Ay Isku Beel Yihiin Marwo Sabaax Cabdi Ibraahin Oo Ah Xaaska Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ayaa Ku Baaqay In Xoriyaddeedii Dib Loogu Soo Celiyo, Sidoo Kalena Sheegay In Ay Somaliland Xaal Ka Siin...
Sunday, April 11, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|