Home
News
English News
Opinion
Waraysiyo
Muxaadirooyinka
Tahniyad
Contact Us
News
Halkan Ka Daawo Degmada Wadaamagoo Ee Gobolka Saraar Oo Fagaarayaasha Dabaal-Degyada Ka Dhigtay Wacdaro Iyo Lama Arag, Si Weyna U Muunaysay Munaasibadda 18-Ka May.
Wadaamago-(QorilugudNews24)-Degmada Taariikhiga Ah Ee Wadaamagoo Ee Gobolkaasi Saraar Ayaa Fagaarayaasha Dabaal-Degyada Ka Dhigtay Wacdaro Iyo Lama Arag, Si Weyna U Muunaysay Munaasibadda 18-Ka May, Halkaas Oo Lagu Soo Bandhig...
Thursday, May 18, 2023
Halkan Ka Daawo Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May.
Caynaba-(QorilugudNews24)-Kumanaan Ka Mid Ah Bulsho-Weynta Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Ayaa Maanta Si Weyn Bilay Fagaarayaasha Dabaal-Degga Ee Xuska Munaasibadda 18-Ka May, Taas Oo Ay Ku Muujiyeen Cududooda Taa...
Thursday, May 18, 2023
Madaxweyne Biixi: Dagaalku Joogsan Maayo Inta Taako Ka Mid Ah Xadka Somaliland Uu Cadow Ku Jiro.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Sheegay In Saraakiil Hore Uga Tirsanaa Dawladdii Kacaanka Iyo Puntland Ay Qorshaynayaan In Ay Somaliland Kala Gooyaan, Wuxuuna Sheegay In La Iska Difaac...
Thursday, May 18, 2023
Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Oo Maanta Si Weyn Looga Dabaal-Degdey Xuska Maalinta 18-Ka May Iyo Masuuliyiin Ka Qayb-Gashay.
Boorama-(QorilugudNews24)-Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Ayaa Maanta Si Weyn Looga Dabaal-Deggey Xuska Maalinta 18-Ka May Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Qayb-Gashay. Isha Ku Hay Warbaah...
Thursday, May 18, 2023
Halkan Ka Daawo Musharax Cirro, Wasiir Kaahin Iyo Guddoomiye Xirsi Oo Ku Kulmay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Burco-(QorilugudNews24)-Musharax Cirro, Wasiir Kaahin Iyo Guddoomiye Xirsi Oo Ku Kulmay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Kuwaas Oo Ka Soo Qayb-Galay Xuska 18-Ka May. Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee ww...
Thursday, May 18, 2023
Halkan Ka Daawo Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Wacdaro Ka Dhigay Dabaal-Degga Munaasibadda 18-Ka May Iyo Waxyaabihii Ku Cusbaa.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Wacdaro Ka Dhigay Dabaal-Degga Munaasibadda 18-Ka May, Kuwaas Oo Soo Bandhigay Cududooda Military Iyo Waxyaabihii Ku Cusbaa. Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah E...
Thursday, May 18, 2023
Ragga Dheel-Dheelayow Dagaalku Wuu Soconayaa, ”Madaxweyne Muuse Biixi”.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Munaasibadda Dabaal-Degga 18-Ka May Ayaa Sheegay In Uu Dagaalku Socon Doono Ilaa Inta Lagu Jiro Taak...
Thursday, May 18, 2023
Jawiga Caawa Ee Magaalada Boorama Oo Sidan Markeliya Isu Bedeley Iyo Waxyaabihii Ku Cusbaa.
Boorama-(QorilugudNews24)-Bulsho-Weynta Ku Dhaqan Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolkaasi Awdal Ayaa Si Weyn Ugu Diyaar-Garowdey Munaasibadda 18-Ka May Iyo Jawiga Caawa Oo Sidan Ahaa. Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee ...
Thursday, May 18, 2023
Degmada Wadaamagoo Ee Gobolka Saraar Oo Qof Iyo Calan Noqotay.
Wadaamagoo-(QorilugudNews24)-Bulsho-Weynta Ku Dhaqan Deegaamada Degmada Wadaamagoo Ee Gobolkaasi Saraar Ayaa Si Weyn Ugu Diyaar-Garowdey Munaasibadda 18-Ka May, Halkaas Oo Lagu Arkaayo Calanka Iyo Astaamaha Gaarka U Ah Jamhuur...
Wednesday, May 17, 2023
Halkan Ka Daawo Heesta Nabadda Iyo Kooxda Fannaaniinta Qaranka Somaliland Ee Gaashaan.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heesta Nabadda Iyo Codkii Kooxda Fannaaniinta Qaranka Somaliland Ee Gaashaan, Heestaas Oo Ah Hees Cusub Oo Hadda Daawaha Laga Soo Qaaday, Laguna Fara-Yareystay. Isha Ku Hay Warbaahi...
Wednesday, May 17, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
Latest News
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Helsinki Ee Xarunta Dalka Finland.
Deegaanada Wadaamagoo, Qorilugud Iyo Coodanle Oo Faro-Madhan Ka Taagan Xukuumaddii Kulmiye, Iyo Dadkii Deegaanadaas Oo Afka Furtay.
Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Ay Bushaaro Baanday U Xidhan Tahay Argoosi Siyaasaddeed.
Halkan Ka Daawo Fannaaniinta Maxamed Maame Iyo Cabdikariin Cali Shaah Oo Ruxay Xafladdii 18-Ka May Ee Magaalada Nairoobi.
Caalamka Waxa Saxaafadda Laga Tusay In Ay Somaliland Tahay Rabitaan Shacbi, Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan Ka Daawo Ciidamada Ammaanka Ee Dalka Soomaaliya Oo Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Hub Kala Duwan, Kuwaas Oo Ay Ku Jiraan Qaraxyo Iyo Gaadiid.