Home
News
English News
Opinion
Waraysiyo
Muxaadirooyinka
Tahniyad
Contact Us
News
Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Oo Maanta Aas-Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha Naxariistee Sheekh Cali Warsame.
Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Ayaa Maanta Aas-Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha Naxariistee Sheekh Cali Warsame, Halkaas Oo Ay Isla Maantaba Keentay Sheekha Meydkiisa Diyaarad Khaas Ah Oo Ka Soo Q...
Tuesday, May 31, 2022
Waxgarad Iyo Madax-Dhaqameed Fariin Dacwad Ah U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Uguna Baaqay In Uu Si Deg Deg Ah Xilka Uga Qaado Wasiir Cabdillaahi Abokor.
Burco-(QorilugudNews24)-Waxgarad Iyo Madax-Dhaqameed Ka Soo Jeeda Ehelada Alle Ha U Naxariistee Sheekh Cali Warsame Ayaa Fariin Dacwad Ah U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Uguna Baaqay In Uu Si Deg Deg Ah Xilka Uga Qaado Wasiir Cabd...
Tuesday, May 31, 2022
Xoghayaha Arrimaha Bulshada Ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Xuseen Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Carruureed Hore Uga Soo Yeedhay Wasiir Cabdillaahi Abokor.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Arrimaha Bulshada Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Marwo Xaliimo Xuseen Ayaa Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Carruureed Hore Uga Soo Yeedhay Wasiir Cabdillaahi Abokor, Kaas Oo Ay Hadda Dadku U...
Monday, May 30, 2022
Guddida Qaban-Qaabada Aaska Alle Ha U Naxaristee Sheekh Cali Warsame Oo War Ka Soo Saaray Goobta Lagaga Tukanaayo Jinaasadiisa Iyo Halka Lagu Aasayo.
Burco-(QorilugudNews24)-Guddida Qaban-Qaabada Aaska Alle Ha U Naxaristee Sheekh Cali Warsame Ayaa War Ka Soo Saaray Goobta Lagaga Tukanaayo Jinaasadiisa Iyo Halka Lagu Aasayoba. Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah...
Monday, May 30, 2022
Maxaa Ka Fuley Ballan-Qaadyadii Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ee Madaarka Magaalada Burco?.
Burco-(QorilugudNews24)-Magaalada Burco Iyo Bulshada Ku Dhaqan Ayaa Waxa Dhego-Barjeeyey Ballan-Qaadyo Madhaleys Ah Oo Geed Kaga Kac Uun Ah, Waxaana Taas Markhaati Ugu Filan Sida Uu Maanta Madaarkeedii Yahay Iyo Inta Jeer Ee La Dh...
Friday, May 27, 2022
Captain Yasmin Oo Noqotay Gabadhii Soomaaliyeed Ee Ugu Horeysey Ee Duuliye Diyaaradeed Ka Noqota Soomaaliya Burburkii Kadib.
Muqdisho-(QorilugudNews24)-Captain Yasmin Cabdi Faarax Ayaa Noqotay Gabadhii Soomaaliyeed Ee Ugu Horeysey Ee Duuliye Diyaaradeed Ka Noqota Soomaaliya Burburkii Kadib, Gabadhaas Oo Ay Caawiye Pilot U Tahay Gabadh Kale Oo Lagu M...
Friday, May 27, 2022
Maxaa Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Maanta Oo Kale, 27-Kii Bisha May, 1988-Kii.
Burco-(QorilugudNews24)-27-Kii Bisha May, 1988-Kii, Maanta Oo Kale Waa Maalin Ku Suntan Halgankii Hubaysanaa Ee Ay Ciidamadii Ururkii Dhaq-Dhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed Ee SNM, Kaga Soo Horjeedeen Taliskii Faashiisiga Ahaa Ee Ke...
Friday, May 27, 2022
Dhallinyarada Waxa Aan Leeyahay Haddii Ciidanku Rasaas Sharci Darro Ah Idinku Soo Ridaan Isku Dhiga” Musharax Cirro.
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dhallinyarada Waxa Aan Leeyahay Haddii Ciidanku Rasaas Sharci Darro Ah Idinku Soo Ridaan Isku Dhiga” Sidaas Waxa Yidhi Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Mucaaidka Ah Ee Waddan Md. Cabdirax...
Friday, May 27, 2022
Halkan Ka Daawo Madax-Dhaqameedka Beelaha Habar-Jeclo Oo Fariin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka.
Burco-(QorilugudNews24)-Madax-Dhaqameedka Beelaha Habar-Jeclo Oo Maanta Shir-Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Burco Ayaa Fariin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ee Somaliland Iyo Waxay Fariintaasi Daaran T...
Friday, May 27, 2022
Xisbiga Waddani Oo Gebi Ahaanba Meesha Ka Saaray In Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Waddani Iyo Ucid Ay Wax Wada Hadal Ah Oo Dambe La Yeelan Doonaan Madaxweyne Muuse Biixi.
Burco-(QorilugudNews24)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Gebi Ahaanba Meesha Ka Saaray In Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Waddani Iyo Ucid Ay Wax Wada Hadal Ah Oo Dambe La Yeelan Doonaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Isha Ku Hay ...
Wednesday, May 25, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
Latest News
Maraykanka Oo Fashiliyey In Ay Jabuuti Ka Mid Tahay Dalal Ku Yaalla Geeska Afrika Oo Diidan Gooni Isu-Taagga Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegtooyin Madaxweyne Oo Isugu Jirey Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyey Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xukuumaddiisa.
Electricity Rationing To Begin In Somaliland Cities This August.
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Khilaafka Doorashooyinka Somaliland.
Dagaalkii 3aad Ee Adduunka Oo Ay Fooshiisii Madaxa Keentay, Wixii Baaruud Iyo Dhiro-Dhabato La Hayey Oo Bannaanka La Keenay.
Sheekh Sadaam Huseen Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedeymo Aan Sal Iyo Raad Toona Lahay Oo Uu Sheekh Berberaawi Kula Dul Kufay Culimada Ictisam.